Ibraahim Dheere oo Codsaday in Soomaaliya laga cafiyo Deynta lagu leeyahay (Daawo Sawirro)

Gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cuar Mahadale (Ibrahim Dheere) ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay deyn cafinta Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya. Gudoomiye Ibraahim Dheere oo shirka ka jeediyay khudbad ayaa ka hadlay horumarka dhinaca amniga iyo dhaqaalaha ee xiligan ka jira Soomaaliya gaar ahaan magaalada … Continue reading Ibraahim Dheere oo Codsaday in Soomaaliya laga cafiyo Deynta lagu leeyahay (Daawo Sawirro)